Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday fariisimo ay leeyihiin ciidamada AMISOM

Dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan dowladda & kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay saldhigyo ku yaalla duleedka degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan. Sida wararku sheegayan dagaalka ayaa yimid kadib markii xoogag ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig ciidamada dowladda & AMISOM ku leeyihiin duleedka degmadaasi Buulo-Burde. Dadka degaanka … Continue reading Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday fariisimo ay leeyihiin ciidamada AMISOM